Dilal kala duwan oo ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dilal kala duwan ayaa xalay iyo saakay aroor hore siyaabo kala duwan waxa ay uga dhaceen xaafado katirsan magaalada Muqdisho, waxa ayna dilalkan dhaceen xili ciidamo badan lasoo dhoobay qeybo badan oo kamid ah Muqdisho. Kooxo hubeesan ayaa xalay degmada Kaaraan gaar ahaan agagaarka Boosteejada Kaaraan waxa ay ku dileen Wiil dhalinyaro oo caan ka … Continue reading Dilal kala duwan oo ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya